MAANFURE SUPPORT

Help Center

Tilmaamo kooban oo kaa caawinaya DaynHaye iyo Maanfure Account, adigoon wareerin.

↧

Soo dejinta DaynHaye

Guji badhanka “Soo dejiso DaynHaye”. Link-gu waa direct; IDM ayaa qaban kara haddii uu browser-ka ku xidhan yahay, browser-kuna waa fallback-ka.

A

Akoonka Maanfure

Haddii aad account-ka geli kari weydo, hubi iimaylka iyo password-ka. Password-ka waad dib u samayn kartaa bogga Auth.

↻

Backup & Restore

Marka DaynHaye lagu xiro Maanfure Account, backup-gaaga waxaad uga soo celin kartaa kombiyuutar kale adigoo isticmaalaya isla account-ka.

Su'aalaha inta badan la waydiiyo

IDM ma khasab baa?

Maya. IDM haddii uu browser-ka ku xidhan yahay wuu qaban karaa soo dejinta; haddii uusan jirin, browser-ka ayaa faylka soo dejinaya.

Maanfure.com ma kaydiyaa xogtayda DaynHaye?

Maya. Website-kan waa bogga macluumaadka iyo soo dejinta. Xogta aad ku qorto DaynHaye laguma kaydiyo boggan.

Macluumaadkayga ma ka soo celin karaa PC kale?

Haa, haddii backup-kaaga lagu xidhay Maanfure Account. Ku gal isla account-ka, kadib isticmaal Restore.

Xaggee taageero ka helayaa?

Help Center-kan ka bilow. Haddii dhibaatadu sii jirto, WhatsApp DaynHaye Support: +252 63 9490899.

DAYNHAYE SUPPORT

Weli ma xallin?

Noogu soo dir WhatsApp ama iimayl. Si aan dhaqso kuugu caawinno, noo sheeg dhibaatada iyo waxa aad samaynaysay markii ay dhacday.