WINDOWS DESKTOPDaynHaye
Diiwaangeli daymaha, macaamiisha, dakhliga, kharashka iyo rasiidhada. Hal meel ku maamul shaqada ganacsigaaga.
Maanfure waxay u dhistaa barnaamijyo ganacsiyada iyo dugsiyada. DaynHaye wuxuu habeeyaa shaqada ganacsiga; Xaadir wuxuu casriyeeyaa xaadiriska dugsiga.
WINDOWS DESKTOPDiiwaangeli daymaha, macaamiisha, dakhliga, kharashka iyo rasiidhada. Hal meel ku maamul shaqada ganacsigaaga.
Maamul ardayda, fasallada, macallimiinta iyo xaadiriska. Ka hel guudmar iyo warbixinno hagaya maamulka dugsiga.
Hel tilmaamaha soo dejinta, account-ka, backup/restore iyo xalalka dhibaatooyinka caadiga ah.
Download, account, backup & restore, iyo xalalka dhibaatooyinka caadiga ah.
DaynHaye Support: +252 63 9490899
Hal gujin: haddii IDM ku xidhan yahay browser-ka, wuxuu qaban karaa faylka; haddii kale browser-ka ayaa si caadi ah u soo dejinaya.
Doorka DaynHaye ama Xaadir oo ku habboon shaqadaada.
Maanfure Account ku gal adeeggii aad dooratay.
DaynHaye Windows ku rakib, ama Xaadir browser-ka ka fur.
Waxaan dhisnaa barnaamijyo dadka iyo ganacsiyada u fududeeya shaqada. Waxaan mudnaan siinnaa Af-Soomaaliga, qiyamka Islaamka, anshaxa suuban iyo daacadnimada.
Wax badan naga ogow